Daawo Sawirrada: Al-Shabab oo baahiyay hubkii ay ku qabsadeen weerarkii Janaale + Khasaaraha

Muqdisho (Caasimada Online) – Al-shabaab ayaa baraha internet-ka ku leeyihiin ku faafiyay sawirada qasaarihii ka dhashay weerarkii Janaale.

Al-shabaab ayaa soo bandhigay hub badan oo cusub kaasi oo ay sheegeen iney ku qabsadeen weerarkii horeenkii bishii sagaalaad ee sanadkan ka dhacay degmada Janaale.

Sidoo kale waxay soo bandhigay shaqsiyaad u dhashay dalka Uganda, oo ay ku cadeynayeen iney gacanta ku hayaan.

Hoos ka daawo sawirada.

1

CTZ8Zs7XAAItblo CTaCpcYWUAAI2hl CTaCpeYXIAAwzdK CTaCpeYXIAAwzdK-1 CTaCpxoWcAAAkpH CTaH6HTWUAA8O7K CTaM1snW4AAzMYp CTaM12nXIAU4dZD CTaM16UWsAA5M70 CTaUukpUkAAdxhM CTZ3nYUWoAED_sn CTZ8VmqWsAAwjT4 CTZ8XdoXIAAaO9d

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com