480412311_1140194024813869_3734768096235091695_n

Muxuu FARMAAJO ka yiri qaraxii shalay Muqdisho lagula beegsaday kolanyada Xasan?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa cambaareeyay qaraxii shalay lala beegsaday kolonyada Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Farmaajo ayaa...