Farmaajo muxuu ka yiri qaraxii shalay Muqdisho lagula beegsaday kolanyada Xasan?
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay qaraxii shalay lala beegsaday Kolonyada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Farmaajo ayaa...