26.3 C
Mogadishu
Friday, November 14, 2025

VIDEO: Askari Kenyan ah oo bah-dilay haweeney Soomaaliyeed kadib markii..

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Mombasa (Caasimada Online) – Haweeney Soomaaliyeed oo ciidamada amaanka Mombasa gacanta ku dhigeen ayaa lasoo taagay Maxkamad iyadoo si qasab ah garba tuub ay u hayaan ciidamada Booliska, isla markaana ay ku qeylinayso in aysan wax dambi ah laheyn.

Askari ka tirsan ciidamada booliska ayaa isagoo qoslaya si bah dilaad ah ula dhaqmaya haweeneydaasi oo xijaaban,  wajigeedana ay ka muuqatay rafaad fara badan, taasoo lagu eedeeyay inay sharci daro ku joogtay daalka Kenya.

Maxkamadda oo aan wax go’aan ah ka qaadan gabadhaasi bah dilaada lagu sameeyay ayaa hadana si qasab ah ay askarta Kenya iyagoo jiidaya la laga bixinayaa maxkamadda, laguna celinayaa xabsiga.

Halkan hoose ka daawo

- Advertisement -

Read more

Local News