Video: Muqdisho oo ay ka billowdeen Arrimo waa hore ay u dambeysay

Caasimada Online:  Magaalada Muqdisho oo ah Xarunta magaalo madaxda Wadankeena Somalia tan iyo burburkii Dowlada dhexe kadib maalinba maalinta xigta waxaa isku bad badalayay maamulo kala duwan waxaana ugu dambeyntii gacantooda laga saaray kooxdii Alshabaab oo inta badan anan ogoleyn wax yaaba badan oo shacabka ay diideyn oo hada biloowday.

Arinta Shabaabku diidanaa ee haatan Muqdisho ka biloowday xitaa Shacabku kaliyah ma’ahan ee Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir xitaa waxaad modoaa in Shabaabku u diidanaa balse haatan si xowli ah looga dareemayo muqdisho oo ay ka bilaabatay.

HALKAAN KA DAAWO: