VIDEO: USA oo walaac ka muujisay Hub halis ah oo Shabaabku helay. “Daawo”

Caasimada Online: Warbixin muuqaal ah oo laga diyaariyay War sheegaya in Kooxda Alshabaab ay gacanta ku dhigtay hub halis ah oo Dowlada Mareykanka walaac xoogan uu ka muujiyay hubkaasi.

Tv CBS oo dhinacyo badan ka eegaya warkasi iyo Saraakiil ka hadlaya hubkaasi waxa uu yahay iyo halka ay ka heleyn Kooxda Alshabaab ee nala daawo Video-gaan.

HALKAAN KA DAAWO: