ITOOBIYA oo u weecatay Somaliland kadib hanjabaaddii Abiy Ahmed ku dalbaday BAD
Addis-Ababa (Caasimada Online) - Dowladda Itoobiya ayaa wada-hadallo la furtay maamulka Somaliland, ayada oo kala hadleysa isticmaalka dekedda Berbera, toddobaadyo kadib markii ra’iisul wasaare...