{"logs":null,"items":[{"id":401375,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/guddoomiyihii-gobolka-nugaal-oo-u-geeriyooday-dhaawacii-kasoo-gaaray-qaraxii-garoowe\/","title":"Guddoomiyihii gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawacii kasoo gaaray qaraxii Garoowe","subtitle":null,"excerpt":"Garoowe (Caasimada Online) – Guddoomiyihii gobolka Nugaal ee Puntland Cabdisalaan Xasan Xirsi Gujir ayaa u geeriyooday dhaawacii kasii gaaray qarax uu fuliyey qof naftiisa hallige ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa kaasi oo caawa ka dhacay magaalada Garoowe. Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii geeriyooday. […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.5625,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Gujir.jpg?ssl=1","width":1280,"height":720},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401259,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/xog-gargaar-loo-qaaday-warsheekh-oo-muqdisho-dib-loogu-soo-celiyey-kadib-markii-lacag-laga-dalbaday\/","title":"Xog: Gargaar loo qaaday Warsheekh oo Muqdisho dib loogu soo celiyey kadib markii lacag laga dalbaday","subtitle":null,"excerpt":"Warsheekh (Caasimada Online) – Waxaa shalay magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay raashin gargaar ah iyo daawooyin loo qaaday qoysas danyar ah oo ku dhibaateysan degaanka Bashaqle ee degmada Warsheekh. Gargaarkaan ayaa waxaa Muqdisho ka qaaday dhallinyaro ka tirsan Golaha degaanka ee degmada iyo dhalinyaro kale oo degaanka ka soo jeeda, kuwaas oo hore u […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.5625,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Warsheekh8.jpg?ssl=1","width":960,"height":540},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401289,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/in-somalia-coronavirus-goes-from-fairy-tale-to-nightmare\/","title":"In Somalia, coronavirus goes from fairy tale to nightmare","subtitle":null,"excerpt":"By ABDI GULED and MOHAMED SHEIKH NOR Associated Press MOGADISHU, Somalia (AP) \u2014 At first, the coronavirus was just a fairy tale, a rumor along the dusty lanes of the displaced persons\u2019 camp that Habiba Ali calls home. It seemed fantastical: an illness sweeping the world far beyond Somalia\u2019s borders, killing thousands of people and […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.671,"src":"https:\/\/i2.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/corona.jpeg?ssl=1","width":1000,"height":671},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3753","name":"English","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/english\/","parent":null}]}},{"id":401261,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/xog-sidee-qaadkii-ay-df-joojisay-weli-lagu-soo-geliyaa-xamar-yaase-iska-kaashada\/","title":"Xog: Sidee qaadkii ay DF joojisay weli lagu soo geliyaa Xamar, yaase iska kaashada?","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimada Online) \u2013 Ayada oo dhowaan dowladda Soomaaliya ay joojisay qaadkii dalka iman jiray, dhowaanna Muqdisho ay ku gabtay qaad si sharci-darro ah dalka loo keenay, ayaa waxaa sii socda in Muqdisho lasoo geliyo qaad, sida ay ogaatay Caasimada Online. Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda, xubno ka mid ah shaqaalaha garoonka Muqdisho ee qaadka […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.66610169491525,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Khat.jpg?ssl=1","width":1180,"height":786},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401251,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/xuutiyiinta-yemen-dalka-oo-gantaalo-ku-weerary-qasriga-boqortooyada-sacuudiga\/","title":"Xuutiyiinta Yemen dalka oo 'gantaalo ku weerary qasriga boqortooyada Sacuudiga","subtitle":null,"excerpt":"Riyadh (Caasimada Online) – Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanto gudaha dalka Yemen, ayaa sheegatay Mas’uuliyadda weerar Gantaalo ah oo lagu garaacday gudaha dalka Sacuudi Carabiya oo hoggaaminayo duulaankii lagu qaaday Yemen dhawr sano ka hor. Kooxdaan ayaa sheegatay inay Gantaalo ku garaacday gudaha qasriga boqortooyada Sacuudi Carabiya, sida lagu daabacay warbaahinta ku hadasho afka kooxdaan. […]","author":{"name":"Saalax Sabriye","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/ad4c4e1cf05461f8368745819c24dfaf?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.66666666666667,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Al-Auja.jpg?ssl=1","width":750,"height":500},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"6351","name":"Dunida","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/dunida\/","parent":null},{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401235,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/kenya-oo-dib-u-billowday-xadgudubkii-ay-ku-haysay-dhulka-somalia-illaa-50km\/","title":"KENYA oo dib u billowday xadgudubkii ay ku haysay dhulka Somalia, illaa 50km","subtitle":null,"excerpt":"Beled Xaawo (Caasimadda Online) – Dowladda Kenya ayaa mar kale ku dhaqaaqady xadgudub ay ku sameyneyso dhulka Soomaaliya, ayada oo dib u billowday dhismaha darbigii ay ka dhiseysay xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhanka Gobolka, soona gashay dhulka Soomaaliya. Arrintaan ayaa waxaa xaqiijiyey Korneyl Aadan Rufle oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Millateriga Soomaaliya ee […]","author":{"name":"Saalax Sabriye","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/ad4c4e1cf05461f8368745819c24dfaf?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.72395833333333,"src":"https:\/\/i2.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/darbi.jpg?ssl=1","width":960,"height":695},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401234,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/somaliland-oo-si-kulul-u-beenisay-sheegashadii-raiisul-wasaare-kheyre\/","title":"SOMALILAND oo si kulul u beenisay 'sheegashadii' ra'iisul wasaare KHEYRE","subtitle":null,"excerpt":"Hargeysa (Caasimada Online)\u00a0\u2015\u00a0Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta si adag uga hadashay in qalab laga soo diray magaalada Muqdisho la soo gaadhsiiyey magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Somaliland ayaa been abuur ku tilmaamtay in qalab caafimaad ay dowladda federaalku u soo dirtay, kaasi oo ay dhowaan sheegeen Ra’iisal wasaare Kheyre iyo […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.66694915254237,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Kheyre.jpeg?ssl=1","width":1180,"height":787},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"6340","name":"Somaliland","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/somaliland\/","parent":null},{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401276,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/somaliland-oo-xanibaad-ku-soo-rogtay-dadka-yurub-iyo-mareykanka-ka-imanaya\/","title":"Somaliland oo xanibaad ku soo rogtay dadka Yurub iyo Mareykanka ka imanaya","subtitle":null,"excerpt":"Hargeysa (Caasimada Online)\u00a0\u2015\u00a0Xukuumada Somaliland ayaa maanta soo saartay go’aano cusub oo ay uga hortageyso faafitaanka cudurka Coronavirus, oo dunidoo dhan ku haya faro ba’an. Somaliland ayaa xanibaad dhanka socdaalka ah kusoo rogtay Muwaadiniinteeda ka imanaaya dalalka Yurub iyo Waqooyiga Mareykanka, kadib markii qiimeyn ay ku sameeyen Guddiga u diyaar garowga iyo ka hortaga COVID-19. Guddiga […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.66666666666667,"src":"https:\/\/i2.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Madaarka-Hargeysa.jpg?ssl=1","width":960,"height":640},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"6340","name":"Somaliland","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/somaliland\/","parent":null},{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401296,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/guddoomiyihii-g-hiiraan-oo-xilka-laga-qaaday-iyo-mid-cusub-oo-la-magacaabay\/","title":"Guddoomiyihii G\/Hiiraan oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay","subtitle":null,"excerpt":"Jowhar (Caasimada Online) – Wareegto ka soo baxday xaafiiska Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Muxumad Caraale, iyadoo isla wareegtadan lagu magacaabay guddoomiye kale. Guddooyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Cali Jeyte Cusmaan, oo horay xilkan looga qaaday mudo laba jeer ah. Guddoomiyaha xilka laga […]","author":{"name":"Mataan Muudey","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/5ab098434b5266d780d26eecaf720e3a?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.56,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Cali-Jeyte-Cusmaan.jpg?ssl=1","width":300,"height":168},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401212,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/amisom-oo-godoomisay-xarunta-xalane-ee-muqdisho-iyo-sababta-ka-dambeysa\/","title":"AMISOM oo go'doomisay xarunta Xalane ee Muqdisho iyo sababta ka dambeysa","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimada Online) – War qoraal ah oo ka soo baxay taliska guud ee ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay in gabi ahaan la xiray xarunta Xalane oo ku dhex-taalla garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. AMISOM ayaa sababta ku sheegtay ka hortagga faafitaanka cudurka Coronavirus, kaas oo kiisas la xariira dhowaan […]","author":{"name":"Faadumo Maxamed","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/00f0d9e5ccb21b3b8b508641fb26adc6?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.7060546875,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/xalane.jpg?ssl=1","width":1024,"height":723},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401184,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/shabaab-oo-ka-faaiideystay-khilaafka-df-iyo-jubaland\/","title":"Shabaab oo ka 'faa'iideystay' khilaafka DF iyo Jubaland","subtitle":null,"excerpt":"Muqdishio (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo u warramay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay khilaafka kala dhexeeya dowladda federaalka iyo dhaq dhaqaaqyada gobolka Gedo. Ugu horreyn wuxuu ku eedeeyey dowladda dhexe inay aysan dooneyn in xal dhab ah laga gaaro khilaafka labada dhinac oo marba marka […]","author":{"name":"Faadumo Maxamed","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/00f0d9e5ccb21b3b8b508641fb26adc6?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.57142857142857,"src":"https:\/\/i2.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/pjimage-1-2.jpg?ssl=1","width":700,"height":400},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401163,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/mucaaradka-df-oo-ka-cabsi-qaba-bandow-ay-sheegeen-inuu-kusoo-socdo-muqdisho\/","title":"Mucaaradka DF oo ka cabsi qaba bandow ay sheegeen inuu kusoo socdo Muqdisho","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimada Online) – Dhowrkii saacadood ee la soo dhaafay waxaa Muqdisho aad looga hadal haayaa walaac xoog leh oo ay qabaan siyaasiin xilal kala duwan dalkaan ka soo qabtay oo haatan mucaarad ah, walaacaas oo ku aadan Bandow la sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku soo rogi doonto Muqdisho. Bandowga ayaa suurta-gal ah in […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.5625,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/muqdisho.jpg?ssl=1","width":800,"height":450},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401176,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/filish-oo-ka-hadlay-halka-uu-ku-dambeeyey-baaritaanka-qaraxii-lagu-dilay-yariisow\/","title":"Filish oo ka hadlay halka uu ku dambeeyey baaritaanka qaraxii lagu dilay Yariisow","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimada Online) – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaan faah faahin badan ka bixin, halka uu ku dambeeyo baaritaanka Duqii hore ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa ku geeriyooday qarax 24-kii bishii July […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.66694915254237,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Filish.jpeg?ssl=1","width":1180,"height":787},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401159,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/arday-boolisnimo-qoratay-oo-dhowaan-la-eryey-oo-hadda-u-cabsi-qaba-noloshooda\/","title":"Arday boolisnimo qoratay oo dhowaan 'la eryey oo hadda u cabsi qaba' noloshooda","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa ruqseeyay arday ku dhaw 60 qof oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal, islamarkaana qortay kamid noqoshada ciidamada booliska Soomaaliya. Dhalinyaradaan ayaa is diiwaan geliyay kadib markii dhawaan ay taliska boolika ogeysiiyeen bulshada Soomaaliyeed in ciidan loo qaadanayo ardayda dhameysatay dugsiyada sare. Cabdiraxmaan Diiriye oo kamid ah […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":1.115,"src":"https:\/\/i2.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Somali_Police_Force_Logo.svg_.png?ssl=1","width":800,"height":892},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401180,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/df-oo-shaacisay-in-aysan-waxba-u-qaban-karin-soomaalida-ku-xayiran-liibiya\/","title":"DF oo shaacisay in aysan wax u qaban karin Soomaalida ku xayiran magaalada TRIPOLI","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya u jooga wadanka Liibiya, Mudane Muxudiin Maxamed Kaalmoy oo wareysi siiyey VOA ayaa ka hadlay xaaladda Soomaalida faraha badan ee haatan ku xayiran gudaha dalka Liibiya. Kaalmoy ayaa sheegay in ay ka war hayaan xaaladda Soomaalidaasi oo dhalinyaro u badan, balse wuxuu tilmaamay in aysan […]","author":{"name":"Faadumo Maxamed","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/00f0d9e5ccb21b3b8b508641fb26adc6?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.54454022988506,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/LIBYA.jpg?ssl=1","width":696,"height":379},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401193,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/rag-weerar-qorsheynayey-oo-lagu-dilay-degaanka-bariire-iyo-wararkii-ugu-dambeeyey\/","title":"Rag weerar qorsheynayey oo lagu dilay degaanka Bariire iyo wararkii ugu dambeeyey","subtitle":null,"excerpt":"Baydhabo (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada dowladda howlgal ay ka fuliyeen duleedka Bariire ay ku dileen rag hubeysan oo qorsheynayey inay weerar ka geystaan deegaankaasi. Ragga la dilay oo gaarayey illaa afar ruux ayaa saraakiil ka tirsan ciidamada milatariga Soomaaliya waxa ay sheegeen inay ka tirsanaayeen […]","author":{"name":"Faadumo Maxamed","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/00f0d9e5ccb21b3b8b508641fb26adc6?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.66666666666667,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Ciidanka-xoogga-696x464.jpg?ssl=1","width":696,"height":464},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401167,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/colonel-abiy-iyo-farmaajo-hawl-galladooda-waa-ay-dhicisoobayaan-faallo\/","title":"Colonel Abiy iyo Farmaajo hawl-galladooda waa ay dhicisoobayaan! - Faallo","subtitle":null,"excerpt":"Nin ragga ku dhow-dhow Madax-weyne Farmaajo ka mid ah baa waxaa layga sheegay inuu yiri; lacagtii Qadar wa shaqaysay haddiiba uu maanta Faarax Macallin ku xigeenkii hore ee Af-Hayeenkii\u00a0 barlamaankii Kenya (2008-2013) uu maanta leeyahay \u201cDuulaankii Itoobiya lagu qaado waa duulaan Soomaaliya lagu qaaday!\u201d Intaas kuma ekaanee ninkaas waxaa kale oo layga sheegay \u201cQatar lacagteeda […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.66694915254237,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo-Abiy-9.png?ssl=1","width":1180,"height":787},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"13","name":"Maqaalo","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/maqaalo\/","parent":null},{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401266,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/muuse-biixi-faysal-iyo-cirro-oo-iska-kaashanaya-qorshe-ka-dhan-ah-golaha-wakiilada\/","title":"Muuse Biixi, Faysal iyo Cirro oo iska kaashanaya qorshe ka dhan ah Golaha Wakiilada","subtitle":null,"excerpt":"Hargeysa (Caasimada Online)\u00a0\u2015\u00a0Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-madow) oo kamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday Qorshe halis ku ah dimuquraadiyada Somaliland oo ay wadaan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Hogaamiyeyaasha mucaaridka. Cismaan Buur-madow ayaa sheegay in Muuse Biixi, Cabdiraxmaan Ciro iyo Faysal Cali Waraabe ay rabaan in si qasab ah uu Goluhu […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.69479166666667,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Biixi-iyo-mucaaridka.jpg?ssl=1","width":960,"height":667},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"6340","name":"Somaliland","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/somaliland\/","parent":null},{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401274,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/somalia-debt-relief-opportunities-and-challenges-ahead\/","title":"Somalia Debt Relief \u2013 Opportunities and challenges ahead","subtitle":null,"excerpt":"Ever since Somalia debt relief process surfaced there were common questions asked by many members of the public. Many of these questions are still outstanding and will need thorough explanation to the general public. In this piece, I will attempt to layout the opportunities and challenges that Somalia debt relief will bring to the arena. […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.625,"src":"https:\/\/i2.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/imf.jpg?ssl=1","width":960,"height":600},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3753","name":"English","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/english\/","parent":null}]}},{"id":401225,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/sarkaal-ka-tirsanaa-ciidanka-p-land-oo-bosaso-lagu-dilay\/","title":"Sarkaal ka tirsanaa ciidanka P\/Land oo Bosaso lagu dilay","subtitle":null,"excerpt":"Boosaaso (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dil ay maanta kooxo ku hubeysan bistoolado ka geysteen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Dilka oo ka dhacay bartamaha magaalada ayaa lagu soo warramayaa in loo geystay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Canshuuraha Bariga ee maamulka Puntland. Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, […]","author":{"name":"Faadumo Maxamed","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/00f0d9e5ccb21b3b8b508641fb26adc6?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.56288478452067,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Boosaaso.jpg?ssl=1","width":1137,"height":640},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401204,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/faallo-maxaa-ka-dhallan-kara-xayiraada-la-saaray-duulimaadyadii-gudaha\/","title":"FAALLO: Maxaa ka dhallan kara xayiraada la saaray duulimaadyadii gudaha?","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta lagu wadaa inuu dhaqan galo go’aankii ay shalay soo saartay dawladda federaalka ee Soomaaliya, kaas oo ay ku joojisay duullimaadyadii gudaha ee dalka. Dowladda ayaa go’aankeeda waxa ay ku sheegtay inuu qeyb ka yahay dedaallada ay ku doonayso inay ku xakamayso fayraska corona ee dunida ku sii baahaya. Bartimihii […]","author":{"name":"Faadumo Maxamed","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/00f0d9e5ccb21b3b8b508641fb26adc6?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.75,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/diyaarad.jpg?ssl=1","width":600,"height":450},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401165,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/the-political-economy-of-covid-19-and-africa\/","title":"The political economy of Covid-19 and Africa","subtitle":null,"excerpt":"By Dr. Bischara Ali Egal \u201cIt seems, the more there is written about the causes of the Coronavirus \u2013 the more the written analyses are overshadowed by a propaganda and fear-mongering hype. Questions for the truth and arguments for where to look for the origins and how the virus may have spread and how to […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.55925925925926,"src":"https:\/\/i2.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Coronavirus.jpeg?ssl=1","width":810,"height":453},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3753","name":"English","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/english\/","parent":null}]}},{"id":401354,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/wararkii-ugu-dambeeyey-ee-qaraxa-caawa-ee-garoowe\/","title":"Wararkii ugu dambeeyey ee qaraxa caawa ee Garoowe","subtitle":null,"excerpt":"Garowe (Caasimada Online) – Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhaw isku qarxiyey kolonyo gaadiid ah oo ay wateen guddoomiyaa gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi iyo Taliyihii hore ee qeybta booliska gobolka Nugaal. Qofka is qarxiyey ayaa waxaa la sheegay in uu beegsaday gaariga ay la socdeen guddomiyaha iyo taliyaha, xilli ay hor […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.5625,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/deg-deg.png?ssl=1","width":1280,"height":720},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401369,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/faah-faahinta-qaraxii-garoowe-iyo-puntland-oo-ka-hadashay-xaaladda-xubnaha-lala-beegsaday\/","title":"Faah-faahinta qaraxii Garoowe iyo Puntland oo ka hadashay xaaladda xubnaha lala beegsaday","subtitle":null,"excerpt":"Garoowe (Caasimada Online) – Weerar uu fuliyey qof naftiisa hallige ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa caawa lagu qaaday guddoomiyaha gobolka Nugaal ee Puntland Cabdirisaaq Xasan Xirsi iyo kolonyo uu la socday. Ruuxa is-miidaamiyey ayaa waxaa la sheegay in uu beegsaday gaariga uu lasocday guddoomiye Cabdirisaaq, xilli uu marayey afaafka hore ee saldhigga […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.5625,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Gujir.jpg?ssl=1","width":1280,"height":720},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401309,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/qarax-is-miidaamin-ah-oo-caawa-ka-dhacay-garoowe\/","title":"Qarax is-miidaamin ah oo caawa ka dhacay Garoowe","subtitle":null,"excerpt":"Garoowe (Caasimada Online) \u2013 Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, sida ay goobjoogeyaal u xaqiijiyeen Caasimada Online. Qarax oo is-miidaamin ahaa ayaa ka dhacay afaafka hore ee saldhiga bartamaha Garoowe, waxaana lagu warramayaa in lala beegsaday saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Nugaal. Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha ka […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.5625,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/deg-deg.png?ssl=1","width":1280,"height":720},"date":"March 29, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401153,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/senator-yuusuf-dhagey-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadda-ka-dhalatay-dilkii-maanta\/","title":"Senator Yuusuf Dhagey oo war ka soo saaray xiisadda ka dhalatay DILKII maanta","subtitle":null,"excerpt":"Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xiisad ayaa caawa ka taagan magaalada Dhuusamareeb, kadib markii ehellada wiil galabta lagu dilay ay diideen in la aaso meydkiisa. Wiilka la dilay ayaa caan ka ahaa magaalada waxaana lagu magacaabi jiray Shaafici Xaaji Diiriye, waxaana dilay askari ka tirsan ilaalada Senator Yuusuf Geelle Dhagey oo ka tirsan golaha Aqalka Sare […]","author":{"name":"Mataan Muudey","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/5ab098434b5266d780d26eecaf720e3a?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":1.014950166113,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/w.jpg?ssl=1","width":602,"height":611},"date":"March 28, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401131,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/al-shabaab-oo-si-yaab-leh-uga-hadashay-cudurka-coronavirus-ee-soomaaliya\/","title":"Al-Shabaab oo si yaab leh uga hadashay cudurka Coronavirus ee Soomaaliya","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa si kooban uga hadashay cudurka Coronavirus ee kusii faafaya dunida, islamarkaana kiisas dhowr ah oo la xiriira laga xaqiijiyey gudaha Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay shir ay yeesheen hoggaanka Al-Shabaab, culimada taageertay kooxdaas iyo odayaasha deegaanada ay maamulaan ayaa bulshada loogu baaqay inay ka fogaadaan cudurka Coronavirus iyo kan […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.50739176346357,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Shabaab.jpg?ssl=1","width":1894,"height":961},"date":"March 28, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401139,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/wasiir-goodax-oo-ka-hadlay-ujeedka-ay-ula-wareegayaan-iskuulka-masaarida-ee-15-may-iyo-doodda-ka-taagan\/","title":"Wasiir Goodax oo ka hadlay ujeedka ay ula wareegayaan Iskuulka Masaarida ee 15 May iyo doodda ka taagan","subtitle":null,"excerpt":"Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay ujeedka ay Wasaaradda ula wareegeyso Iskuulka 15 May oo ay maamulayeen Guddiga waxbarashada reer Masar, iyadoo ardayda dhiganeysay Iskuulka ay si lacag la\u2019aan ah wax ku baran jireen. Wasiir Goodax oo wareysi siiyey Idaacadda BBC ayaa been abuur ku tilmaamay war […]","author":{"name":"Saalax Sabriye","url":"","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/ad4c4e1cf05461f8368745819c24dfaf?s=96&d=mm&r=g","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.666796875,"src":"https:\/\/i0.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled.jpg?ssl=1","width":2560,"height":1707},"date":"March 28, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}},{"id":401122,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/shabaab-leaders-split-over-funds-control\/","title":"Shabaab leaders split over funds control","subtitle":null,"excerpt":"Infighting among the top leadership of Somali-based militia Al-Shabaab over finances is threatening to split the group, an intelligence report seen by the\u00a0Nation\u00a0shows. Late last month, the group\u2019s leader Ahmed Diriye, aka Abu Ubeyda, attempted to expel head of finance and intelligence operations Mahad Karate and head of external operations Bashir Qorgab as the three […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.55147058823529,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Sawirka-Shabaabka-weeraray-Afgooye.jpeg?ssl=1","width":952,"height":525},"date":"March 28, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3753","name":"English","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/english\/","parent":null}]}},{"id":401126,"uri":"https:\/\/www.caasimada.net\/khilaaf-salka-ku-haya-qabiil-iyo-dhaqaale-oo-hoggaanka-al-shabaab-kala-qeybiyey\/","title":"'Khilaaf salka ku haya qabiil iyo dhaqaale oo hoggaanka Al-Shabaab kala qeybiyey'","subtitle":null,"excerpt":"Nairobi (Caasimada Online) \u2013 Dagaal salka ku haya qabyaalad iyo maamulka maaliyadda ayaa kala qeybiyey hoggaanka kooxda Al-Shabaab, sida uu qoray wargeyska Daily Nation ee Nairobi, oo sheegay in lala wadaagay warbixino sirdoon. Warbixinta Daily Nation ayaa lagu sheegay in bishii tagtay amiirka Al-Shabaab Axmed Diiriye Abu Cubeyda uu isku dayey inuu eryo madaxa sirdoonka […]","author":{"name":"Caasimada Online","url":"","avatar":"https:\/\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Screen-Shot-2020-03-25-at-9.42.26-PM.png","description":""},"media":{"alt":"","caption":"","imageRatio":0.55147058823529,"src":"https:\/\/i1.wp.com\/www.caasimada.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Sawirka-Shabaabka-weeraray-Afgooye.jpeg?ssl=1","width":952,"height":525},"date":"March 28, 2020","firstPage":null,"pages":null,"detailItem":null,"isExtractable":true,"pocket":{"categories":[{"id":"3","name":"Warar","content":"https:\/\/www.caasimada.net\/category\/warar\/","parent":null}]}}],"tagInformation":{"html":"\n\n\n\n\n