Xaaladda dhaawacyadii la geeyey Turkiga, nooca dhaawac iyo daryeelka ay heleen + Magacyada

Ankara (Caasimadda Online) – Safaaradda Soomaaliya ee Anakara Turkey ayaa mid mid usoo booqatay dhaawacyada qaraxii Zoob ee lagu dabiibayo Magaalada Ankara. Guud ahaan Bukaanada waa 34 Bukaan waxay ku jiraan oo loo kala qeybiyay ilaa iyo lix Isbitaal, Safaaradda Soomaaliya ayaana shacabka Soomaaliyeed la wadaagtay qeybta ugu horeyso warbixinada dhaawacyada, waxayna soo gudbisay xogta … Continue reading Xaaladda dhaawacyadii la geeyey Turkiga, nooca dhaawac iyo daryeelka ay heleen + Magacyada