Puntland oo qabsatay markab hub iyo gaadiid dagaal u siday DF oo ka yimid Turkiga
Boosaaso (Caasimada Online) – Saraakiisha maamulka Puntland ayaa sheegay inay qabteen markab xamuul ah oo la sheegay inuu sidday hub culus iyo gaadiid militari oo aad u fara badan, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo ilo madax-bannaan....
WARARKA
XULKA
Puntland oo qabsatay markab hub iyo gaadiid dagaal u siday DF oo ka yimid Turkiga
Boosaaso (Caasimada Online) – Saraakiisha maamulka Puntland ayaa sheegay inay qabteen markab xamuul ah oo la sheegay inuu sidday hub culus iyo gaadiid militari...
Soomaalida oo si adag uga dhiidhisay arrintii Itoobiya uga dhawaaqday Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa shalay Muqdisho uga dhawaaqday in cutubyada ugu horreeya ee ciidanka howl-galka AUSSOM ee dhankooda ka imaanaya ay...
Su’aalo ka taagan sababta uu Xasan ugu kaxeystay Jaamac xarunta difaaca Turkiga
Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho muhiim ah oo uu ku tegay xarunta teknoolojiyadda Turkiga ee Özdemir...
Ingiriiska: Muhammad Billal oo qirtay shirqool halis ah oo la xiriira Soomaaliya
London (Caasimada Online) - Wiil dhallinyaro 18 jir ah oo la sheegay in uu noqday xagjir Islaami ah, kana soo jeeda gobolka Lancashire ee...
Israa’iil oo ka walaacsan qorshaha Turkey iyo Qatar
Istanbul (Caasimada Online) - Israa'iil ayaa si xooggan uga walaacsan saameynta Turkiga ee Suuriya, kaasoo damaciisa iyo maalgashiga militari iyo midka dhaqaale ee uu...
Wararkii ugu dambeeyay xanuun laga helay Trump
Washington (Caasimada Online) – Madaxweyne Donald Trump ayaa la tacaalaya xanuun la xiriira xididdada dhiigga, sida uu Aqalka Cad shaaciyay Khamiistii, kadib muddo la...
Somaliland oo u dhaqaaqday ka hor-tagga dhameystirka maamulka SSC-Khaatumo
Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxwynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta guddoomiyay shir gaar ah oo uu la yeeshay hoggaanka sare saddexda...
Cabdiraxmaan Cirro oo u baxaya Addis Ababa iyo Abiy oo damacsan qorshe waali ah
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa dhawaan safar ku tegi doona magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.Madaxweyne Cirro...
Somaliland oo sabab yaab leh u tirisay qabsashada Moqokori
Hargeysa (Caasimada Online) - Xukuumadda Somaliland ayaa si yaableh uga hadashay qabsashaha degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan oo shalay u gacan gashay kooxda Al-Shabaab,...