Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu horreeyay ee shirkadda diyaaradaha...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa ku gacan-seeray qorshe la doonayay in Muqdisho lagu keeno, si loo dhamaystiro wada-hadallada u dhexeeya...
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Badda Shiinaha ayaa dhoolatus militari ka sameeyay xeebaha Soomaaliya, xilli ay soo baxayaan walaacyo cusub oo ku saabsan amniga...