Asad Cabdullahi Mataan

Mucaaradka oo si adag u cambaareeyay safarrada Xasan Sheekh ee laba dal oo col ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay safarradii uu dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku tegay Itoobiya iyo...

Koonfur Galbeed oo shaacisay waji cusub oo uu galay dagaalka Baydhaba + Video

Baydhaba (Caasimada Online) - Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay Baydhaba ayaa ka hadlay xaaladda amni ee deegaanada maamulkaasi, gaar ahaan...

Al-Shabaab oo shacab ku laayay Hiiraan iyo sababta

Beledweyne (Caasimada Online) - Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, sagaal kalena way ku dhaawacmeen, kaddib markii rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay...

Golaha Wasiirrada oo maanta qaaday tallaabo culus kadib arrin soo korortay

Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

Warbaahinta Itoobiya oo wajahaysa jahwareer, kadib markii Xasan Sheekh…

Addis Ababa (Caasimada Online) - Warbaahinta Itoobiya ayaa haatan wajheysa jahwareer xooggan oo ka dhashay maqaal ka dhan ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan...

Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay kala saaridda xukuumadda iyo baarlamanka

Muqdisho (Caasimada Online) - Falcelin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay go'aanka uu Arbacadii uu soo saaray Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Itoobiya ‘oo khiyaano’ ku eedeysay Xasan Sheekh kadib shirkii El Alamein

Addis Ababa (Caasimada Online) - Dowladda Itoobiya ayaa si adag uga fal-celisay mowqifka Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan bayaankii kasoo...

Mareykanka oo shaaciyey weerar culus oo ku soo socda xarumaha militariga Itoobiya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii ka digtay suurta-galnimada weerarro masaafo dheer ah oo lagu qaado xarumaha militariga Itoobiya, kuwaas oo...

Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.

To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.