Ra'yiga
R

Soomaaliya waa inay dib uga fiirsataa ka mid ahaanshaha ururka IGAD + Sababata

Soomaaliya waxay xubin aas-aase ka tahay Urur-goboleedka IGAD. IGAD waxaa loo aas-aasay horumarinta iskaashiga gobolka iyo is-dhexgalka dhaqaale. IGAD looma aas-aasin inuu noqdo urur nabad-ilaalin ama amni-wadareed. Mas’uuliyadda nabadda iyo...