Jamaal Maxamed

Wararkii ugu dambeeyay doorashada guddoomiyaha BF oo maanta dhaceysa

Muqdisho (Caasimada Online) - Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ka dhaceysa Muqdisho, sida uu horay jadwal ugu shaaciyay guddiga...

Saciid Deni oo ku dhowaaqay in uusan mar kale is-sharxi doonin balse uu dhisi doono…

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay si cad u sheegay in uusan mar saddexaad isu sharixi doonin...

Iiraan oo heshay fursad ay ciidamada Mareykanka uga mamnuucdo Gacanka Faaris

Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa ku hanjabtay inay maraakiibta dagaalka ee ciidamada badda Mareykanka ka mamnuuci doonto inay maraan marin-biyoodka Hormuz, iyadoo arrintaas...

Soomaali loo qabtay toogasho iyo dil ka dhacay meel u dhow xarunta ICE ee Portland

Portland (Caasimada Online) – Booliska magaalada Portland ee gobolka Oregon ayaa gacanta ku dhigay Mahmoud Said Ali, oo 42 jir ah, kaas oo loo...

Xamza oo caawa kulan xasaasi ah la yeeshay Farmaajo + Ujeedka

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa booqasho ugu tegay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo haatan ku...

DANAB oo nolosha ku soo qabatay horjoogihii qaraxyada Al-Shabaab iyo ilaaladiisa

Afgooye (Caasimada Online) - Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo maanta ciidamada kumaandooska Danab ay ka sameeyeen deegaanka Dadumaay oo...

Xildhibaannada mucaaradka oo war culus kasoo saaray doorashada guddoomiyaha BF

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaannada mucaaradka ee la magac baxay 'Baarlamaanka Xorta ah' oo maanta shir jaraa'id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka...

Xafiiska QM ee Soomaaliya oo xaraashaya qalabkii ka yaalay Muqdisho + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska siyaasada ee Qaramada Midoobay (UNSOS) ayaa xaraashaya qalabkii ka yaalay Soomaaliya, sida uu xafiiska ku shaaciyay qoraal uu soo...

Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.

To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.