Xog: CC Sharmaarke oo xalay kulan xasaasi ah ku qabtay Dubai iyo qorshe cusub oo socda

Dubai (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaalia Cumar Cabdirashiid ayaa xalay kulan xasaasi ah ku qabtay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, sida ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ay u sheegeen Caasimada Online. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay laba wasiir oo ka socday Somaliland, laba wasiir oo ka socday Puntland, iyo saraakiil … Continue reading Xog: CC Sharmaarke oo xalay kulan xasaasi ah ku qabtay Dubai iyo qorshe cusub oo socda