Xog: HirShabeele oo soo faragelisay Kursiga Beesha Daa’uud iyo Cali Cosoble oo dalbaday in….

Jowhar (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wali la isku mari la yahay cidda qaadeyso xubinta aqalka hoose ee beesha Daa’uud. Kursigaasi oo uu murun badan ka taagan yahay ayaa waxaa isku haya jufooyinka hoose ee beesha Daa’uud, waxaana jufo kastaa dooneysaa iney xubintaasi hesho. Labada Juffo ee isku haya … Continue reading Xog: HirShabeele oo soo faragelisay Kursiga Beesha Daa’uud iyo Cali Cosoble oo dalbaday in….