Kaalintee nabad sugiddu ku lahayd dhiibista Qalbi Dhagax? (Akhriso warbixinta guddiga loo xil saaray)

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddiga Barlamaanka ee loo xilsaaray in ay soo baaraan kiiskii Cabdikariim Qalbi Dhagax ayaa warbixin ka kooban 10 bog waxa ay horgeynayaa Golaha Shacabka sida ku cad nuqul ay heshay Caasimadda Online. Xog ay heshay Caasimadda Online ayaa muujinaya in warbixinta Guddiga ay si cad u soo bandhigeyso kaalinta ay Hay’adda … Continue reading Kaalintee nabad sugiddu ku lahayd dhiibista Qalbi Dhagax? (Akhriso warbixinta guddiga loo xil saaray)