Xog cusub: Muranka ka taagan xil wareejinta maareyaha garoonka Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weli uu muran ka dhex aloosan yahay Maareeyihii xilka laga qaaday iyo Maareeyaha cusub ee la magacaabay 06 April 2017. Maareeyihii Garoonka Aadan Cadde, Aadan Cabdi Ashkir, ayaa diidan xil ka qaadis uu ku sameeyay Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia, … Continue reading Xog cusub: Muranka ka taagan xil wareejinta maareyaha garoonka Muqdisho