49aadd8b-ab74-4188-be8c-629a8faa3ea4

Siddeed faa’iido weyn oo ku jira heshiiska difaac ee Soomaaliya iyo Turkiga

Muqdisho (Caasimada Online) — Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo deg deg ah oo biyaheeda kaga difaacaneyso duullaanka Ethiopia. Maadaama aanay Soomaaliya hadda haysan ciidan baddeed...