Baarlamanka Masar oo meel mariyey in ciidan la geeyo Libya xilli ay ishayaan Turkey

Qaahira (Caasimada Online) – Baarlamanka Masar ayaa Isniintii meel-mariyey suurta-galnimada in ciidamo la geeyo meelo ka baxsan xuduudaha dalka, kadib markii madaxweyne Abdel Fattah al-Sisi uu ka hadlay inay dhici karto in howlgal militari ay ka fuliyaan dalka Libya. Sharci dejiyayaasha ayaa ansixiyey “u dirista xubno ka mid ah ciidamada militariga howlgallo dagaal oo ka baxsan … Continue reading Baarlamanka Masar oo meel mariyey in ciidan la geeyo Libya xilli ay ishayaan Turkey