Daawo: MUNA AXLAA oo faahfaahisay dhibkii lagu gaarsiiyey isbitalka Yardimeli

Muqdisho (Caasimada Online) – Muna Axlaa oo aheyd gabar u dhaq-dhaqaaqdo nabadda iyo dhallinayarada ayaa maanta dhibane u ah dhaqaatiir ajaanib ah oo ka howlgala isbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo la sheegay inay ku sameeyeen qaliin khaldan oo dhanka caloosha ah. Qaliinka lagu sameeyey Muna ayaa hadda keenay inay halis gasho nolosheeda kadib … Continue reading Daawo: MUNA AXLAA oo faahfaahisay dhibkii lagu gaarsiiyey isbitalka Yardimeli