d00e1203-ec61-4480-924c-e90bb9eae499

Siddeed faa’iido weyn oo ku jira heshiiska difaac ee Soomaaliya iyo Turkiga

Muqdisho (Caasimada Online) — Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo deg deg ah oo biyaheeda kaga difaacaneyso duullaanka Ethiopia. Maadaama aanay Soomaaliya hadda haysan ciidan baddeed...