01000000-0aff-0242-9b83-08dbba5d3fbe_48k

WAR CULUS: Nin Soomaali ah oo noqday amiirka guud ee ISIS – Kadib maxaa dhacay?

Washington (Caasimada Online) - Ciidamada Mareykanka ayey suurta-gal tahay inay dileen hoggaamiyihii guud ee kooxda Daacish ee caalamka Cabdulqaadir Muumin, sida lagu sheegay warbixin...