Maxkamada G/Banaadir oo go’aan ka gaartay dacwad ka dhan ahayd wasiir Janan

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa burisay amar soo qabasho iyo horkeenid Maxkamadeed oo ay ka taallay Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo sanadkii 2015 Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka uu dacwad ku soo oogay. Qoraal ka soo baxay Maxkamadda oo ku taariikhsan 30-ka bishii 4-aad ee sanadkan ayaa lagu sheegay in … Continue reading Maxkamada G/Banaadir oo go’aan ka gaartay dacwad ka dhan ahayd wasiir Janan