29 C
Mogadishu
Wednesday, October 23, 2019
Home Search

qarniga - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Buurya-qab Kay ayaa Soomaali xukuma

Waxaan la wadaagi lahaa Somalida jawaabaha ka bixinaya qoraalkii uu qoray  Nicholas Kay  Thursday  September 25, 2014  oo uu kaga hadlayay arimaha Somalia iyo...

Sawirro iyo Documents: Fadeexad ka dhalatay Passport dimlomaasi oo ay DF siisay nin ajnabi oo daroogada iibiya

Dowladda Bulgaria ayaa  gacanta ku dhigtay bishan September 01, nin ka ganacsada Daroogada, una dhashay dalka Turkiga, kaasoo watay Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah iyo...

Qofkeed ku masaali lahayd Yussur? !!!!

Qofkeed Ku Masaali Lahayd Yusur? W/Q: Axmed-AssadOday: Adeer sawirkaa xafiiska kuu surani ma xaaskaagiibaa?Aniga: Maya Adeer, waa Yusur AbraarOdaygii: Oo adeer haddaa maxaa isu...

DF oo waxqabadkeeda soo bandhigtay

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la...

Muqdishow iyo Ibnu Battuuta (Qeybtii 3-aad)

Muqdishow iyo Ibnu BattuutaSocdaalkii Ibnu Battuuta 1325-1354Tarjume: Xassan XayleQaybta Saddexaad: gabagabda socdaalkii Ibnu Battuuta ee MuqdishowKulanka Mashuurada Kowaad & labaadQaabkaas iyagoo u wada socday...

DAAWO: Fanaanka Dalmar Yare oo soo saarey hees saameyn weyn yeelatay

Fanaanka caanka ah ee Dalmar Yare ee ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa uu caawa soo saaray heesta IDIL oo xambaarsan erayo murti weyn...

Socdaalkii taariikhda galay ee uu Ibnu Battuuta ku tagay Muqdisho (Q.2aad)

Muqdishow iyo Ibnu BattuutaTarjume: Xassan XayleSocdaalkii Ibnu Batuuta: 1325-1354Qaybta LabaadHalkan ka aqriso qeybtii 1-aadMaamuus iyo Marti-galinMarkii aan galnay Guriga Martida ayaa wiilkii dhalintayaraa waxuu...

SOMALIA weey dhimmaneysaa ismana oga: Shirqool halis ah oo loo dejiyey

Soomaaliya waxey ku jirtaa xaraarug naf la caariya, waxeyna sida loo qorsheeyey qumaati ugu soo hoobatay xabaashi lagu gunaanadi lahaa dhimashadeeda. 20 qarni ka...

Jihaadka ku dhisan aragtida qarsoon ee reer galbeedka (Sirta kaa qarsoon)

Laga soo billaabo markay burburtay xukuumadihii islaamka ahaa ee ilbaxnimada iyo horumarka iftiinka badan ku soo siyaadiyeen dunidan maanta aan joogno, isbadalka ku sameysay...

Islaam argagixiso ma noqdee, ayagaa argagixiso waligood ku noolaa + Reer galbeedka iyo qorshahooda Somalia

Waxay Yiraahdeen “All Muslims are not terrorist, but all terrorist are Muslim"  Sida caadiga ah, dunida waxay soo martay siyaabo kala duwan oo ummadihii soo...

Jawaabta qormadii: Nin aad taqaan yaa tahay lama yiraah: Doorashadii CABDI Weli Gaas (Aqoon yahan waa kuma?)

Aqoon yahan waa kuma? Muxuu galaa, muxuuse Gudaa? Dadka Aan Aqoonta Lahaynse Muxuu Kaga Duwan Yahay? Jawaabtii Mqaqaalkii Abdulqadir Mohamed Osman"Nin aad Taqaanid yaa...

Dowladaneey ma waxaan ku moodney, mise waxa aad innagu noqotey!

HORDHAC/GOGOL-DHIGAllaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.Intaa kabacdi, akhristaha sharafta badanoow, aan ku bilaabo'e, waxaan...

Maqaalki Hawiye waa dhagoole dhiban oo jawaab laga bixiyey (Hoo Bariiska)

Bismilaahi Rahmani Rahiim. Alle weyne isaga ayaa kumahadsan ee noo dooray Islamnimada iyo Somalinimada iyo udhalashada qabiilka, waxaase marnaba bani aadamka kasuuragaleenin inuu doorto...

RADDIN SHUBAHA: NABI MUXAMMAD (NNKH), muxuu u guursaday Ca’isha?

Sida laga dheehan kara su'aasha caynkan ahi ma ahan mid badanaa ka timaadda dadka maankoodu taamka yahay, ama leh iimaanka dhabta ah ee rumeysan...

Geerida Sheekh in ka badan 10 milyan oo qof ay gacantiisa kusoo muslimeen

Salaamu alaykum walaalaha kuxiran websitekan qeymaha badan.Waxa sharaf ii ah inaan idinla wadaago taariikh noolaleed (kooban) oon kaga warami doono daacigii caanka (Allaha u...

Tabeelayaal socda oo aan is ogeyn!! (Faallo xaalad ka jirta Muqdisho)

Dunidaan casriga ah ee aan ku dul noolnahay xiligaan waxa ay dhankii laga eegaba u dheereyneysaa sida shey cirka laga soo tuuray oo kale.waxaana...

Horumarka waxbarasho ee ardyada Soomaaliyeed ee Turkiga + Sawirro

Marka aad maqasho ugu horayn dalka Turkiga ama aad ka daawato shaa shadaha caalamka Madaxda Turkiga, waxaa durba kugu soo dhacaya Dareen  ay ku...

Rodgers: Liverpool waa inay ku dhameysataa kaalinta labaad.

Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa doonaya inay kooxdiisu booska labaad kala baxdo Manchester City bedelkii ay Reds u dagaalmi laheyd kaalinta afaraad.Ka dib...

Kaneecada iyo Qur’aanka (Mucjisada Qur’aanka Kariimka ah)

Haddii aad maqasho kaneeco durba waxaa kugu soo dhacaysa inay tahay noole yar, oo kamid ah noolaha Ilaahay uumay ka ugu yar. Bal' ee...

Faallo: Alla Soomaalidu doqonsanaa!

Subax walba markii aan tooso wararka ayaan akhristaa aniga oo niyada ka jecel in wax fiican aan ka maqlo arimaha Soomaallida. Laakiin taas badalkeeda...

EU delays refunds for Kenyan troops in Somalia

The European Union (EU) and its partners have not refunded Kenya a coin for its troops fighting Al-Shabaab militia in Somalia in the three...