Tag: “Hubka DF Somalia la siiyo waxaa lagu gumaadaa beelo qaar ah” siddaas waxaa yiri xildhibaan

“Hubka DF la siiyo beelo gaar ah ayaa lagu gumaadaa” Xildhibaan ayaa yiri

Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaan ka tirsan baaarlamaanka Soomaaliya, ayaa bannaanka keenay arrin ceeb iyo fadeexad ku ah dowladda Soomaaliya haddii ay hubaal noqoto. Xildhibaan Axmed Sheekh,...

Daawo: Jaamac oo xog ka bixiyay fadeexada Danab, “Rag waaweyn ayaa ku lug leh”

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay fadeexadda musuq-maasuq ee hareysay taliska ciidanka Danab. Wasiir...