#image_title
Sanbaloolshe oo kasoo laabtay Hiiraan iyo xogta 5 qodob oo xal laga gaaray
Beledweyne (Caasimada Online) – Taliyaha hay'adda sirdoonka iyo nabad-sugidda qaranka Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa maanta soo gaba-gabeeyay safarkiisi gobolka Hiiraan.
Sanbaloolshe oo mudo 10 maalmood ah...