Wasiirka Arrimaha Dibadda oo si lama filaan looga reebay safarkii Farmaajo ee Qatar

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka ay heleyso Shabakadda Caasimadda Online ayaa xaqiijinayo in si lama filaan ah safarka Madaxweyne Farmaajo ee dalka Qatar looga reebay Wasiirka Arrimaha Debadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Wasiirka Arrimaha Debadda Soomaaliya  ayaa si kadis ah waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde loogu sheegay in laga reebay safarka uu madaxweynaha ku aaday … Continue reading Wasiirka Arrimaha Dibadda oo si lama filaan looga reebay safarkii Farmaajo ee Qatar