Xasan Sheekh

336887248_905312570734183_8436051292598681890_n
337088509_137910775637988_4836866983931208277_n

DEG DEG: Xasan oo u baxay safar dibadda xilli uu dagaalka marayo meel xasaasi ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga. Safarkan ayaa...