25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Sawir: Maxay weerarada ugu darran Xamar uga dhacaan marka uu Xasan Sheekh maqan yahay?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa kaga marqaati furaaya dhacdooyinka ka dhaca magaalada Muqdisho ee ka qarsoon shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna yahay mid lagu muujiyay in Villa Somalia kaliya la weeraro xiliyada uu kamaqan yahay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud.

Weerarada Ismiidaaminta, Qaraxyada iyo weerarada kale ee ka dhaca Villa Somalia sida duqeymaha ayaa waxa ay dhacaan goorta uu Madaxweynaha dalka ka safro waxa ay su’aashu tahay arrintaani cadeynta leh dareen intee la’eg ayay ku galineysaa?
3_NAAG

- Advertisement -

Read more

Local News