26.8 C
Mogadishu
Sunday, March 15, 2026

Maxay tahay sababta loo joojiyay doorashooyinka xildhibaanada Waqooyi?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Gudiga doorashooyinka dadban ee sanadkaan ayaa ku dhawaaqay iney joojiyeen doorashadii xildhibaanada aqalka hoose ee Somaliland matalayay.

War qoraal ah oo gudiga ku daabaceen barta Twitter-ka ayaa lagu sheegay in la hakiyay doorashada, waxaana qoraalka lagu yiri ” Waxaan Joojinay doorashada ee Wakiilada Beelaha Somaliland ee ka socotay Muqdisho”.

Xogaha aan heleyno ayaa sheegaya inuu jiro is qabqabsi ku aadan ergooyinka wax soo xulaya, waana midda keentay in gudiga uu go’aankaasi qaato.

- Advertisement -

Read more

Local News