61638523_2318845064842635_4618178179322871808_n

Faadumo: Waa tuma gabadha Muslimadda ah ee noqotay taliyaha ciidank cirka Kenya?

Nairobi (Caasimada Online) – Maj Gen Fatuma Gaiti Ahmed ayaa noqotay haweenaydii ugu horreysay ee taariikhda dalka Kenya loo magacaabo Taliyaha Ciidamada Cirka Kenya....