Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa wali socda Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia, waxaana lagu guda jiraa Wareega Doorashada Guddoomiye ku-xigeenada.
Doorashada Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee dalka, ayaa waxaa codadka ku hogaaminaaya Abshir Maxamed Maxamuud (Bukhaari) oo helaaya Codadka ugu badan.
Wareega Saddexaad waxaa u gudbay Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan Dhagdheer oo haysta codad gaaraya 17 cod.
Wareegaan ayaa noqonaya midka ugu dambeeya ee labadan Xildhibaan ay ku kala bixi doonaan, maadaama codad guusha ay tahay 50+1.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]