Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa magacaabay Afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka, kadib markii laga maarmi waayay xilkaa.
Xilka Afhayeenka Ciidamada Xoogga Dalka, ayaa waxaa lagu magacaabay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha, waxaana xilkaa loo magacaabay Kabtan C/laahi Iimaan Ceynte.
Afhayeen C/laahi Iimaan Ceynte, ayaa sidoo kale ah Agaasimaha Guud ee Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida: