Garoowe (Caasimada Online)-Waxaa magaalada Garoowe ka dhacay Doorashada xildhibaanada aqalka Hoose, taa oo ay ku kala itaal roonaaden Musharaxiinta.
Doorashadaani ayaa waxaa lagu doortay toban xildhibaan iyadoo labada dhiman maalinta bari ah lasoo dhameystiri doono.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA IYO BEELAHA XILDHIBAANADA LA DOORTAY
1-Cali Yuusuf Cali Xoosh- Majeerteen Ciise Maxamuud 49 Cod.
2-Axmed Ismaaciil Maxamed -Warsegeli- Baha Majeerteen 30 cod.
3-Muuse Axmed Ismaaciil-warsengeli/Ugaslabe 44 cod.
4-Cumar Ismaaciil Waaberi -Dishiishle/Ugaar 28 Cod.
5-Maxamuud Xayir Ibraahim-Majeerteen/Cali Saleebaan.
6-Cabdirashiid Maxamuud Xasan-Yibraha 27 Cod.
7-Cabdinaasir Siciid Muuse Majeerteen/Siwaaqroon 26 Cod.
8-Daahir Xaaji Geelle Faarax-Warsengeli/Dubays. 46 cod
9-Dahar cali Faarax- Warsengeli/ Dubeys 42 Cod.
10-Cilmi Cumar Cilmi Madhibaan 27 Cod.
Caasimada Online
Xafiiska Garoowe
[email protected]