26 C
Mogadishu
Friday, June 13, 2025

Sawirrada iyo magacyada xubnaha maanta lagu doortay Xamar

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Somaliland, ayaa maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho, kadib markii maalmihii la soo dhaafay hakad ay ku jirtay.

Kuraasta maanta la doortay oo ahaa Afar kursi ayaa labo ka mid ah ay ahaayeen Haween, halka labada kalena ay ahaayeen Rag.

Doorashada oo aheyd mid adag ayaa waxaa kusoo baxay afar xubnood oo kala ah:

1-Cabdalla Xaaji Cali oo helay 31 cod.

2-Sahra Yuusuf Cige oo heshay 38 cod.

3-C/raxmaan Iidaan Yoonis oo helay 36 cod.

4-Faadumo Odawaa Raagge oo heshay 47 cod.

Dooarashada Xubnaha Aqalka hoose ee Somaliland, ayaa waxa ay ku dhaw dahay gabo gabo marka la eego tirada hartay.

- Advertisement -

Read more

Local News