28.5 C
Mogadishu
Wednesday, December 31, 2025

Akhriso Liiska Musharaxiinta jeedin doona Khudbadaha ugu danbeeya

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo jeedinta Khudbadaha Musharaxiinta, oo bilaabatay Khamiistii lasoo dhaafay 2 Feb 2017.

Khudbada ayaa waxaa maanta jeedin doona 8 Musharax kuwaa oo lagu soo gabagabeynaayo Khudbadaha Seddexda maalin ah ee loo qabtay Musharaxiinta.

Musharaxiinta ugu danbeysa ee maanta jeedin doona Khudbadaha ayaa kala ah:

1.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow

3.Maxamed Axmed Jabarti

4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

7.Maxamed C/risaaq

8. Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil

Dhinaca kale, Doorashada ayaa waxaa lagu wadaa inay dhacdo Maalinta Arbaca habeenka ay Khamiista soo gali doonto.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News