27.4 C
Mogadishu
Tuesday, December 30, 2025

Aqri: Puntland oo cadeysay waxay ka aaminsan tahay beesha caalamka si aadna u weerartay….

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Qoraal kasoo baxay maamulka Puntland ayaa waxaa lagu shaaciyay in Beesha Caalamka aysan dhex dhexaad ka aheyn Siyaasada Somalia.

Qoraalkani oo ay Puntland soo saartay Habeenimadii xalay ayey ku cadeysay in Siyaasada Beesha Caalamka ee Somalia ay tahay mid aan udub-dhaxaad u noqonkarin Somalia xiligaani.

Qoraalka oo ahaa mid dheer ayey Puntland ku sheegtay in qorshooyinkeeda aysan waxba ka bedeli doonin kala eexashada Beesha Caalamka.
1-Warmurtiyeed-28-Jan-2016

2-Warmurtiyeed-28-Jan-2016_0001

- Advertisement -

Read more

Local News