27.8 C
Mogadishu
Sunday, June 8, 2025

Wasiirka amniga oo soo saaray amar adag oo la dul dhigay shirkado gaar loo leeyahay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumada Somalia Xildhibaan Maxamed Abuukar Islaaw ”Ducaale”, ayaa amar kusoo rogay dhammaan shirkadaha ilaalada ee sida gaarka ah loo leeyahay.

Wasiirka ayaa dhammaan shirkadaha ku amray inay isku soo diiwaangeliyan muddo 30 maalin gudahooda.

Is diiwaan galinta amarka ah ee uu soo saaray Wasiirka amniga Gudaha Ducaale, ayaa ka bilaabaneysay July 02 2017.

Wasiirka ayaa shirkadaha ku amray inay ka faa’iideystaan mudada kooban ee loo qabtay iyadoo laga shaqeynaayo amniga guud ee dalka.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News