26.9 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Amiin Caamir oo dhulka ku jiiday C/WELI GAAS

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online) – Sawir Qaabeeyaha Kartoonada ee Amin Caamir ayaa sawir muujinaya C/welli Gaas oo doonaya la kulanka Obama ka sameeyay madaxweynaha maamulka Puntland.

Waxaa sidoo kale sawirka kasoo muuqda wasiirka arimaha dibada Kenya Aamina Maxamed oo ku wargilineysa C/welli gaas in shirka Kenya ee Obama uusan quseynin arimaha Soomaaliya.

af

- Advertisement -

Read more

Local News