Caasimada Online oo heshay liiska magacyada xildhibaanada loo xushay wada-hadallada Xasan

Muqdisho (Caasimada Online) – Mooshinka xil ka qaadista madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa dib loo dhigo, si la isugu day in wada-hadal arrinta lagu dhammeeyo. Haddii wada-hadallada ay guul darreystaan, ayaa mar kale mooshinka la horkeeni doonaa baarlamanka.

Haddaba Caasimada Online, ayaa heshay liiska magacyada xildhibaannada ka qeyb galay wada-hadallada. Hoos ka aqriso.

  1. Cabdulaahi Goodax Bare
  2. Cabdulaahi Axmed Xuseen
  3. Ubax Tahliil Warsame
  4. Luul Cabdi Aadan
  5. Fooziya Xaaji Aadan
  6. Aadan Maxamed Nuur (Saransoor)
  7. Sahra Jaamac Cali (Qoorsheel)
  8. Cabdulaahi Jaamac Xuseen
  9. Maxamuud Maxamed Guure
  10. Cabdikaafi Macalin Xasan
  11. Cumar Cali Isaaq
  12. Maxamed Cabdi Maxamed
  13. Shariif Cabdikariim Daahir
  14. Xuseen Carab Ciise
  15. Cabdisamad Sheikh Maxamuud Faarax
  16. Faysal Cumar Guuleed
  17. Saciid Maxamed Cali
  18. Maxamed Cabdulaahi Fadhaaye
  19. Maxamed Nuuraani Bakar
  20. Axmed Cumar Islow
  21. Cabdicasiis Sheikh Yuusuf (Direed)
  22. Axmed Aabi Aadan
  23. Cabdiraxman Xoosh Jibriil
  24. Saaqo Aadan Maxamed
  25. Aamina Cumar Jaamac