25.2 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Sawir qosol badan: Khasaaraha uu leeyahay 4.5

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxa uu muujinayaa kalsoonida Beelaha laga tirabadan yahay ay ku qabaan in Somalia dhowr sano oo hadda soo socta lagu sii maamulo nidaamka 4.5.

Sawirka muuqda waa Jeylaani Nuur Iikar oo ah guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee BFS oo u awood sheeganaaya reeraha kale isaga oo difaacaya xilka uu ka hayo BF ee uu kusoo fuulay 4.5.
JEYLANI

- Advertisement -

Read more

Local News