25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

Daawo sawirrada: Qeybta casriga ee garoonka Aadan Cadde oo si rasmi loogu shaqo billaabay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Maamulka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa soo bandhigay Qeybta Cusub ee Garoonka Diyaaradaha oo iminka lagu shaqo bilaabay.

Qeybtaani ayaa ka howlgasha duulista iyo kasoo dagista diyaaradaha, waxaana iminka laga howlgaliyay inkabadan 100 shaqaale oo isugu jira howlwadeenada iyo shaqaalaha hoose.

Dhismaha qeybtaani ayaa wax badan ka bedelay muuqaalka guud ee Garoonka, waxaana hada socda dadaalo lagu burburinaayo qeybtii hore loogu shaqeynaayay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

- Advertisement -

Read more

Local News