27 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025

Sawir yaab leh: Labadan beel kaliya miyaa leh kursiga?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu bidhaaminayaa cadaalad darida heysata beelaha Soomaaliyeed qaarkood kuwaasi oo laga soomiyay Kursiga ugu sareeya dalka.

Farshaxaniistaha sawirkaani sameeyay ayaa meesha kusoo tubay Musharaxiinta Beelaha Hawiye iyo Daarood ee loolanka ugu jira Madaxtinimada dalka.

Musharaxiintaani ayaa u badan laba beel waxa uuna qalinka ku qotomaa Beesha Abgaal iyo Daarood oo ugu badan.

musharax

- Advertisement -

Read more

Local News