25.2 C
Mogadishu
Saturday, October 25, 2025

Arrag Sawir qosol badan: Ra’isul wasaare Cumar oo gaaray heer uu u khudbeyo miisas iyo kuraas

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Ujeedka sawir gacmeedkaani ayaa ah in Saraakiisha ka tirsan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Somalia ay ka caga jiidayaan xaqiiqda baaritaanka diyaarada Daallo ee dhawaan Qaraxa ku haleelay Hawada sare.

Waxaa miiska shirka hoostii ku jira dhammaan mas’uuliyiintii uu shirka khuseeyay kuwaasi oo aan la dhacsaneyn shirka Ra’isul wasaaraha dalka Cumar C/rashiid uu abaabulay.

HOOS KA FAHAM UJEEDKA SAWIRKA
SH_SH

- Advertisement -

Read more

Local News