25.2 C
Mogadishu
Saturday, July 5, 2025

Cabdiweli Gaas oo magacaabay Agaasimayaal dhowr ah (Akhriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online)-Digreeto kasoo baxday xafiiska Hogaamiyaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas, ayaa waxaa lagu magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo agaasimaha Shaqada, Shaqaalaha ee Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo shaqada.

Wareegtadan ayaa Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa loo magacaabay Maxamed Cali Nuur “Jubba”, halka Agaasimihii hore ee Wasaaradda Cabdicasiis Nuur Cilmi loo magacaabay agaasimaha wasaaradda dhalinyarada, shaqada, Shaqaalaha iyo Sportiga ee Puntland.

- Advertisement -

Read more

Local News