Jowhar (Caasimada Online) – Guddiga doorashada heer dowlad gobolleedka Hirshabelle, ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble.
Guddiga doorashada heer dowlad gobolleedka ayaa Madaxweynaha Maamulka ku eedeeyeen in uu fara-galin ganbasho la’aan ah ku hayo mid ka mid ah kuraasta aqalka hoose, gaar ahaan habka loo soo xareynayo ergada beesha kursiga iska leh.
Guddiga doorashada, ayaa sheegay in faragalinta lagu hayo doorashada ay sabab u noqotay in jadwalka doorashada uu isku dhexyaaco.
Qoraal Guddiga doorashada ay kasoo saaren faragalinta ayaa waxaa lagu yiri sida tan:
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]