Muqdisho (Caasimada Online) – Suldaanka Guud Beesha Habar-awal gaar ahaan Sacad Muuse ayaa qaadacay in Ra’isul wasaare ku-xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte uu wax ku leeyahay saami qeybsiga Aqalka Sare ee Beesha.
Suldaanka ayaa sheegay in kursigaasi uu u fasaxan yahay xubnaha kale ee Beesha waxa uuna cadeeyay in Carte uusan wax saami ah ku laheyn Aqalka Sare.