25.5 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Daawo Cali Khaliif Galayr: Nin Abgaal ah cid lama tartami karto ee Daarood beenta ha iska daayo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Buuhoodle (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr ayaa sheegay in cid aan ahayn siyaasiyiinta beesha Abgaal aysan Soomaaliya madaxweyne ka noqon karin, intas kasoo hartayna ay waqtiga un iska luminayaa, oo ay is-daalinayaan.

“Haddii kubad la wada cayaaro, oo uusan jirin garsoore, markaas ciddii ugu muruqa weyn un baa iska qaadata kubadda”

“Xasan Sheekh lalama tartami karo, nin Dhulbahante ah lama tartami karto, nin Daarood lama tartami karo, nin Habar-Gidir ah lama tartami karto. Madaxweynaha cid aan Abgaal ahayn ma qaadan karto, mana soo dhaafeyso ee yaanu is-daalin” ayuu yiri Cali Khaliif Galayr.

Hoos ka dhageyso codka Galayr.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News