25.7 C
Mogadishu
Tuesday, June 17, 2025

DAAWO fadeexad: Uhurru Kenyatta oo isagoo saqraansan video laga duubay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa la arkay isagoo si xun u sakhraansan, isla markaana soo hor istaagay Wariyeyaasha xili uu ka dhumay kontoroolkii caadiga ah ee uu ku dhaqmi lahaa mas’ uul dal maamula.

Uhuru Kenyatta ayaa awoodi waayay inuu si caadi ah u istaago miiska macroofanka uu ka hadlayay, isagoo dhacdhacayana uu miiska dhinacyada ka qabsanayay xili uu ka hadlayay gabar yar oo Seddax jir ah oo lagu kufsaday Kenya.

HALKAN KA DAAWO FADEEXADA KENYATTA QABSATAY

- Advertisement -

Read more

Local News